War Deg Deg : Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari oo goordhaw Shir Jaraa’id wada qabtay

Waxaa goordhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya shir jaraa’id si wadajir ah ugu qabay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulahai Farmaajo iyo Gudoomiyihii is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Jawaari oo shirka jaraa’id ku horeeyay ayaa sheegay in uu Shirkan jaraa’id u qabtay in Madaxweynaha iyo dadka Soomaaliyeed u xaqiijiyo in uu xilka ka degayo … Continue reading War Deg Deg : Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari oo goordhaw Shir Jaraa’id wada qabtay